Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 1:10 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

10 Maalinta Rabbiga, Ruuxa Quduuska ah ayaa igu soo dul dagay waxaan gadaasheyda ka maqlay cod u dheer sidii turumbada.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

10 Maalintii Rabbiga waxaan ku jiray Ruuxa, oo waxaan meel iga dambaysa ka maqlay cod weyn oo ah sidii buun oo leh,

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

10 Maalintii Rabbiga waxaan ku jiray Ruuxa, oo waxaan meel iga dambaysa ka maqlay cod weyn oo ah sidii buun oo leh,

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 1:10
13 Iomraidhean Croise  

Markaas ayuu Ciise iyagii ku yiri, “Haddaba sidee ayey ku dhacday markii uu Daa’uud Ruuxa ka dhex hadlayay, inuu ugu yeeray ‘Sayid’? Waayo wuxuu yiri,


Galabtii maalintii ugu horeysay usbuuc, markii xertu ey isla joogeen oo albaabkiina xiranyahay cabsida ey Yuhuudda ka qabeen darteed ayaa Ciise yimid oo uu iyaga dhexdooda istaagay oona yiri, “Nabad ha idin la jirto!”


Hal isbuuc kadib xertiisi ayaa guriga isla joogay mar kale, Toomasna wuu la joogay. Inkastoo uu albaabku xirnaa, Ciise ayaa yimid oo dhexdooda intuu istaagay ayuu iyaga ku yiri, “Nabad ha idin la jirto!”


Maalintii ugu horeysay ee usbuuc waan isku nimid si aan cashada Rabbiga u wadaagno. Bawlos dadkii ayuu la hadlay, waayo safar ayuu ahaa maalintii ku xigtay sidaa darteed illaa habeen barkii ayuu hadlayay.


Sidaa darteed ma jiro qof Ruuxa Illaahey hogaamiyo oo dhaha, “Habaar ha u sugnaado Ciise,” qofna ma dhihi karo, “Ciise waa Sayid,” isaga oo uusan Ruuxa Quduuska ah hogaaminin.


Maalinta ugu horeysay ee usbuuca, mid walba waa inuu mushaharkiisa xoogaa meel ka dhigaa, si markaan imaado aan waxba loo ururin.


Kadibna malagii ayaa xagga ruuxi ahaan i qaaday oo i geeyay meel cidlo ah. Waxaanna arkay naag ku fadhido bahal guduudan oo leh toddobo madax iyo toban gees kaasoo magacyo caay ah ku qoran yihiin.


Ruuxdeyda ayuu qaaday oo saaray buurta weyn oo dheer, wuxuuna itusay magaalada quduuska ah, Yeruusaalem oo ka imaaneyso samada xagga Illaahey.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan