Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Matayos 9:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

3 Markaas ayey qaar macalimiintii sharciga Muuse ka mid ah isku yiraahdeen, “Ninkani wuu caaytamayaa!”

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

3 Kolkaasaa qaar culimada ah waxay isku yidhaahdeen, Ninkan waa caytamayaa.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

3 Kolkaasaa qaar culimmada ah waxay isku yidhaahdeen, Ninkan waa caytamayaa.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Matayos 9:3
13 Iomraidhean Croise  

Kadib wadaadkii sare ayaa intuu dharkiisi jeex jeexay yiri, “Wuu ku caytamay! Maxaan uga baahannahay marqaati kale? Waad maqasheen caayda.


waayo wuxuu wax u baray sidii mid awood leh mana uu ahayn sida macalimiintooda sharciga oo kale.


Waad maqasheen caayda. Go’aankiinu waa maxey?” Iyagii oo dhan ayaa xukumay in la dilo.


Run ahaantii waxaan idin ku leeyahay, binu aadanka waa loo cafin doonaa dembiyada iyo caayda ey ku caaytamaan oo dhan,


laakiin mid walboo caaya Ruuxa Quduuska ah weligiis lama cafin doono, waayo wuxuu ku eedeysanyahay dembi weligiis ah.”


Waayo qalbigeena waxaa kasoo baxa, fikradaha sharta leh, sinada, tuugnimada iyo dilka,


Laakiin Farrisiintii iyo Macalimiintii sharciga Muuse waxey is weydiiyeen, “Yuu yahay qofkan Illaahey u gafaya? Yaa dembi cafin kara Illaahey maahee?”


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan