Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Markos 7:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

3 Waayo Farrisiinta iyo Yuhuudda wax ma cunaan iyagoo aan gacmaha dhaqanin si ey u ilaaliyaan caadada odayaasha.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

3 Waayo, Farrisiinta iyo Yuhuudda oo dhammu waxba ma cunaan haddayan gacmahooda aad u dhaqin, si ay u xajiyaan xeerkii waayeellada.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

3 Sababti farisayalka iyo Yahud kuligodh inteyan gaa̱maha ad uḋaghin ma u̱nan, waẖay haysten amaryadi dugheyda,

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

3 Waayo, Farrisiinta iyo Yuhuudda oo dhammu waxba ma cunaan haddayan gacmahooda aad u dhaqin, si ay u xajiyaan xeerkii waayeellada.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Markos 7:3
10 Iomraidhean Croise  

Sidaa darteed awooddii ereyga Illaahey waxaad ku burburiseen waxbaridiina.”


Markaas ayaa Farrisiintii iyo macalimiintii sharciga Muuse weydiiyeen Ciise, “Xertaadu maxaysan u ilaalin dhaqanka odayaasha, waayo gacmahooda wasaq leh oo aan la dhaqin ayey wax ku cunaan?”


Laakiin ninkii Farrisiga ahaa wuu yaabay goortuu arkay Ciise in uusan gacanta dhaqanin cuntada ka hor.


Halkuu arooska ka dhacayay waxaa yaalay lix ashuun oo ey dadku u isticmaalayeen iney gacanta ku dhaqdaan sidii ey caadada Yuhuuddu ahayd. Ashuun walbana wuxuu qaaday boqol toban iyo saddex litir.


Dadkii Yuhuudda oo aan isku da’da ahayn ayaan aqoonta ka badin jiray. Waxaan aad xamaasad ayaan u lahaa dhaqamada awoowayaashey.


Iska jira qofna yuusan idin ku khiyaanin waxbaridiisa beenta ah, taas oo ku xiran xagga binu aadanka iyo xoogaga aasaasiga ruuxiga ee ka yimaada dunidan beddelkii Masiixa.


Waayo waad garaneysaan inuu Illaahey idin kasoo madax furtay noloshii aan qiimaha lahayn ee aad ka dhaxasheen awoowayaasheen. Madax furashadaas uma bixinin wax sida dahab ama qalin ah.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan