Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Markos 4:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

3 “Dhagaysta! Nin beeraley ah ayaa u baxay inuu abuurkiisi beerto.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

3 Dhegaysta, waxaa baxay beerrey inuu wax beero.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

3 Maghla! Nin ber abura waẖu ukae̱y inu soaburo.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

3 Dhegaysta, waxaa baxay beerrey inuu wax beero.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Markos 4:3
29 Iomraidhean Croise  

Ciise ayaa u sheegay tusaale kale, “Boqortooyada jannada waa sida nin beertiisa ku beeray iniin wanaagsan.


Markii sarreenkii soo baxay oo uu mirro dhalay ayey gocondhadiina soo muuqatay.


Kadibna waxyaalo badan ayuu tusaale ahaan ugu sheegay isaga oo leh, “Nin beeraley ah ayaa u baxay inuu abuurkiisi beerto.


Haddaba waxa beeraleygu abuurtay waa ereyga Illaahey.


Waxyaalo badan ayuu tusaale ku baray, markii uu wax barayay wuxuu u sheegay tusaalahaan.


Qofkii dheggo wax lagu maqlo leh ha maqlo.”


Markii uu beerayay, abuurkii qaar ayaa ku dhacay jidka agtiisa, oo shimbirrihii ayaa cuneen.


Kadib Ciise ayaa iyaga ku yiri, “Mid walboo dheggo wax lagu maqlo leh ha maqlo.”


Kadib Butros ayaa la istaagay kow iyo tobankii kale ee xerta ahaa, wuxuuna cod dheer kula hadlay dadkii meesha joogay oona yiri, “Walaalaheyga Yuhuudda ahow iyo qof walboo magaalada Yeruusaalem daganow, aan idiin sharaxo ee si fiican u dhagaysta waxaan idinku leeyahay.


Walaalaheyga qaaliga ahow u fiirsada. Dadka masaakiinta ah ee dunidan ku nool Illaah ayaa doortay iimaan badan ayuuna siiyay. Wuxuu kaloo u ballan qaaday inuu siiyo qeyb ka mid ah boqortooyadiisa mid kastoo isaga jecel.


Mid walboo dheggo leh ha maqlo waxa Ruuxa Quduuska ah u sheegayo kaniisadaha. Midka guuleysta dhimashada labaad wax yeeli mayso.


Mid walboo dheggo leh ha maqlo waxa Ruuxa Quduuska ah u sheegayo kaniisadaha.


Mid walboo dheggo leh ha maqlo waxa Ruuxa Quduuska ah u sheegayo kaniisadaha. Midka guuleysta waxaan siinayaa xaqa uu ku cuno geedka nolosha ee ku yaala jannada Illaahey.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan