Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Markos 16:4 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

4 Laakiin markey dhinaca qabriga fiiriyeen ayey arkeen dhagixii aadka u weynaa oo laga leexiyay meeshii.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

4 Goortay eegeen waxay arkeen dhagixii oo la giringiriyey; oo aad buu u weynaa.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

4 Kolkey firiyen, waẖay arken ḋagaẖi in lagagarangeriyey, sababti ad buuweyna.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

4 Goortay eegeen waxay arkeen dhagixii oo la giringiriyey; oo aad buu u weynaa.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Markos 16:4
7 Iomraidhean Croise  

Maalintii ugu horeysay ee usbuuc, ayaa Maryantii reer Magdala aroortii tagtay xabaashii oo waxey aragtay dhagaxii oo xabaasha iridiisi laga qaaday.


Waxey arkeen dhagaxii oo xabaasha laga qaaday,


Kadibna wuxuu galiyay qabri uu lahaa oo dhagax laga qoday oo aan weligiis qof lagu aasin, kadibna wuxuu albaabkii xabaasha ku daboolay dhagax weyn wuuna tagay.


Markaas ayey tageen oo hubiyeen qabrigii iyagoo dhagax kula shaabadeynaayo waardiyana saaraaya.


Markey sii socdeen ayey is weydiiyeen, “Yaa dhagaxii xabaasha hortiisa la dhigay meesha ka qaadi doona?”


Goortii ey xabaashii dhagaxa laga sameeyay galeen ayey arkeen nin dhar cad qaba oo fadhiya dhinaca midigta ah. Dumarkii aad ayey iskugu naxeen.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan