Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Luukos 2:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

3 Dadkoo dhanna waxey u laabteen magaaladoodi si ey isku diiwaan geliyaan.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

3 Dhammaan waxay u wada tageen in la qoro, mid kastaba magaaladiisii.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

3 Dhammaan waxay u wada tageen in la qoro, mid kastaba magaaladiisii.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Luukos 2:3
5 Iomraidhean Croise  

Maalmahaas Kaysar Agustus ayaa amar ku bixiyay in dhulka Roomaanka oo dhan tirakoob lagu sameeyo.


Tani waxey ahayd Tirakoobkii ugu horeeyay ee dhacay Kuranayos goortii uu xukumi jiray Suuriya.


Yuusufna wuxuu ka tagay magaalada Naasared ee Galili wuxuu tagay Yahuudiya, illaa magaaladii Daa’uud oo ahayd Beytlaxam, waayo wuxuu ahaa dhashii Daa’uud.


Halkaas waxey isla tageen Maryan oo u doonaneyd si ey isku diiwaan geliyaan, iyadoo waliba uur lahayd.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan