Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Luukos 10:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

5 “Mar walboo aad guri gashaan, horta waxaad ku dhahdaan, ‘Nabad gurigaan ha ahaato.’

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

5 Guri alla gurigaad gashaan, horta waxaad ku tidhaahdaan, Gurigan nabad ha u ahaato.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

5 Guri alla gurigaad gashaan, horta waxaad ku tidhaahdaan, Gurigan nabad ha u ahaato.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Luukos 10:5
9 Iomraidhean Croise  

Wuu yimid oo nabad idiinku wacdiyay kuwiinan Yuhuudda ahayn iyo nabad kuwa Yuhuudda ah.


Ciise ayaa ku yiri, “Maanta badbaado ayaa timid gurigaan, maxaa yeelay ninkan, isaguba, waa cunuggii Ibraahim.


Ma ogtihiin fariinta uu Illaahey u soo diray dadka reer binu Israa’iil, isaga oo ku dhawaaqaya warka wanaagsan ee nabadda ah adeegsanayana Ciise Masiix, kaasoo ah Sayidka dadka oo dhan.


Hana qaadanina boorso ama kabo, qofna jidka haku salaamina.


Haddii qof nabad jecel meesha joogo nabadiinu wey ku kor dageysaa, haddii kalana nabadiinu wey idin kusoo laabanaysaa.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan