Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Luukos 10:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

3 Haddaba taga! Waxaan idiin dirayaa sidii ido yeey ku dhex nool.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

3 Socda, oo ogaada, waxaan idiin dirayaa sida baraar oo yeey ku dhex jira.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

3 Socda, oo ogaada, waxaan idiin dirayaa sida baraar oo yeey ku dhex jira.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Luukos 10:3
14 Iomraidhean Croise  

“Waxaan idiin dirayaa sidii ido yeey ku dhex nool. Sidaa darteed u caqli badnaada sidii mas oo kale sidii qoolley oo kalana daacad u ahaada.


Aniga daraadey ayuuna qof walba idiin nici doonaa, laakiin kan illaa dhamaadka adkeysta ayaa badbaadi doona.


“Iska jira nebiyada beenta ah! Waxey idiin imaanayaan iyagoo qaba dharka idaha, laakiin gudaha waxey ka yihiin yeey wax weerareysa.


Hana qaadanina boorso ama kabo, qofna jidka haku salaamina.


Kan meesha shaqada laga siiyay ma aha sida arijirka oo idana meesha kuma laha. Markii uu yeeyda oo imaaneysa arkana wuu ka cararaa idihii oo kaligood ayuu halkaas ku daayaa. Kadibna yeeydii wey weerartaa idihii oo wey kala yaacisaa.


Balse xasuusta waxaan idin ku iri, ‘Adeeguhu kama weyna sayidkiisa.’ Haddii ey aniga i silciyaan idinkana waa la idin silcin doonaa. Haddii ey waxbarideyda adeeceen idinkana waxbaridiina wey adeeci doonaan.


Sunagogga ayey idin ka saari doonaan, xitaa waqti ayaa imaanaya oo mid walboo idin dila uu u maleynayo inuu Illaahey u adeegayo.


Waan ogahay kadib markaan tago in yeey cabsi leh idin kasoo dhex bixi doonto oo eysan dhaafi doonin idaha.


Waxaan tusi doonaa intuu u dhibaatoon doono magacayga dartiisa.”


oo wuxuu weydiistay warqad uu la tago sunagogga Dimishaq ku yaal, si haddii uu halkaas ku arko qof Ciise raacsan rag iyo dumarba uu Yeruusaalem xoog ugu soo celiyo iyagoo silsilado ku xirxiran.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan