Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Luukos 10:1 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

1 Haddaba Rabbigu wuxuu doortay toddobaatan iyo laba kale oo xertiisa ah, oo laba laba ayuu is hor diray si ey u tagaan magaalooyinkii uu Ciise u socday oo dhan.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

1 Waxaa dabadeed Rabbigu wuxuu soo bixiyey toddobaatan kale, oo laba laba ayuu hortiisa u diray ilaa magaalo walba iyo meel walba oo uu tegi lahaa.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

1 Waxaa dabadeed Rabbigu wuxuu soo bixiyey toddobaatan kale, oo laba laba ayuu hortiisa u diray ilaa magaalo walba iyo meel walba oo uu tegi lahaa.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Luukos 10:1
14 Iomraidhean Croise  

Wuxuuna kasoo hor mari doonaa Rabbiga isaga oo leh ruuxii iyo xooggii Eliyaas. Si uu quluubta waalidka ugu soo jeediyo caruurtooda, kuwii caasiyeyna wuxuu ku celin doonaa xigmadda xaqa ah, si uu dadka Rabbiga ugu diyaariyo.”


“Adiguna, wiilkeygiyow, waxaa lagugu yeeri doonaa nebiga Kan ugu Sareeya, waayo waxaad ka hor mari doontaa Rabbiga oo jidka ayaad usii diyaarin doontaa.


Rabbigu markii uu iyada arkay qalbigiisa naxariis ayaa gashay, oo wuxuu ku yiri, “Ha ooyin.”


wuxuu u diray Rabbiga oo ku yiri bal soo weydiiya, “Miyaad tahay Masiixa imaanaya, mise ku kale ayaan sugnaa?”


Wuxuu iska hor diray adeegayaashiisi, kuwaas oo tageen tuulooyinka samaariya si ey wax walba ugu sii diyaariyaan,


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan