Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Filemon 1:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

9 Laakiin jaceylkeena dartiis ayaan si fudud wax kugu weydiinayaa. U arag codsi aniga iga yimid oo kale, aniga oo ah Bawlos nin duqana ah oo xitaa injiilka Ciise Masiix dartiis maxbuus u ah.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

9 haddana waxaan ka jeclaan lahaa inaan ku baryo jacaylka aawadiis, anigoo ah duqii Bawlos, maxbuusna Ciise Masiix u ah.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

9 haddana waxaan ka jeclaan lahaa inaan ku baryo jacaylka aawadiis, anigoo ah duqii Bawlos, maxbuusna Ciise Masiix u ah.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Filemon 1:9
17 Iomraidhean Croise  

Sidaa daraadeed, walaalayaal waxaan idin ka baryayaa, idinka oo eegaaya naxariista Illaahey, jirkiina u bixiya qurbaan nool, quduus ah oo ka farxinaaya Illaahey, tani waa runta iyo cibaadadiina saxda ah.


Sidaa darteed waxaan nahay kuwa Ciise u hadla, Illaaheyna dadkii uu ka dhex shaqeeyay si ey u qaataan fariintaas. Waxaan u hadalnaa Masiixa markaan idin ka barino inaad la heshiisaan Illaahey.


Anaga oo la shaqeyneyna Illaahey ayaan idin ka baryeynaa in aadan qiima la’aan u qaadanin nimcada Illaahey.


Sidaa darteed idinkoo dhan ayaa iimaankii aad Ciise Masiix saarateen dartiis ku noqday caruurta Illaahey.


Sababtaas darteed aniga Bawlos ah kan uu dadkiinan aan Yuhuudda ahayn dartiin Ciise Masiix maxbuuska uga dhigay.


Sidaa darteed aniga oo adeegista Rabbiga darteed maxbuus u ah, ayaa idin ka baryaya inaad ku noolaataan nolol u qalanta yeeritaanka uu Illaahey idiin yeeray.


Waayo injiilka ayaan safiir u ahay anigoo silsilad ku xiran, inkastoo aan hadda xabsi ku jiro iigu duceeya inaan si geesinimo leh u sheego injiilka taas oo waajib igu ah.


Waxaan u mahadcelinayaa Sayidkeena Ciise Masiix, kaasoo i siiyay awood oo i tixgeliyay mid aamin ah iina doortay adeegiisa inaan qabto.


Bar nimanka waaweyn iney is ilaaliyaan, oo ey ku noolaadaan nolol xigmad iyo sharaf leh. Waa iney leeyihiin iimaan sugan oo jaceyl ka buuxo dulqaadna leh.


Qaas ahaan aniga iisoo duceeya si aan dhaqso mar kale idiin soo booqdo.


Saaxiibayaalow, waxaan idiin ka baryayaa sida shisheeye la musaafuriyay, ka fogaada damacyada dembiga ee la dagaalama naftiina.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan