Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Filemon 1:8 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

8 Sidaa darteed, inkastoo aan Masiixa ku leeyahay geesinimo aan idinku amro waxaad sameyn lahaydeen.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

8 Sidaas daraaddeed, in kastoo aan Masiixa ku leeyahay dhiirranaan badan inaan kugu amro waxa kuu eg,

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

8 Sidaas daraaddeed, in kastoo aan Masiixa ku leeyahay dhiirranaan badan inaan kugu amro waxa kuu eg,

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Filemon 1:8
7 Iomraidhean Croise  

Sidaa darteed haddaan ku faano xoogga uu Rabbiga na siiyay inaan idin ku dhisno intaan idin ku burburin lahayn, kuma dareemayo ceeb.


Ceeb ayaan ku dareemaa inaan iraahdo, daciif ayaan nahay si aan waxyaalahaas u sameyno. Wax walboo ey ku faanaan, aniguna doqon ayaan iska dhigaya si aan ugu faano.


Sidaa darteed rajadan aan leenahay darteed ayaan si kalsooni leh ugu hadalnaa.


Ha isticmaalina ereyo xun xun ama micno daro ah laakiin mar walba Illaahey u mahadceliya.


Waad ogtihiin sida xun ee naloola dhaqmay markaan joognay Filiboy intaan idiin imaanin ka hor aad ayaan xagga ugu silacnay. Laakiin Illaaheena wuxuu na siiyay dhiiranaan aan idin kugu wacdino injiilka si geesinimo ah, anaga oo dad badan naga soo horjeeda.


Anagu ammaan kama sugeynin dadka, idinka iyo qof waliba, inkastoo aan rasuullada Masiixa ahaan xaq idin kugu lahayn inaan wax idin weydiisano.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan