Filemon 1:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub7 Jaceylkaagu wuxuu i siiyay dhiiranaan iyo farxad badan, walaalkeygiyow naxariistaadu waxey sababtay inaad dadka Illaahey u adeegtay. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH7 Waayo, jacaylkaaga waxaan ku haystay farxad iyo dhiirranaan badan, maxaa yeelay, qalbiga quduusiinta adaa qabowjiyey, walaalkayow. Faic an caibideilKitaabka Quduuska Ah7 Waayo, jacaylkaaga waxaan ku haystay farxad iyo dhiirranaan badan, maxaa yeelay, qalbiga quduusiinta adaa qabowjiyey, walaalkayow. Faic an caibideil |
Mar walbana Illaahey ayaan idiin kugu mahadcelinaa waayo markaad aqbasheen ereyga Illaahey kaasoo aad naga maqasheen, uma qaadanin sida erey binu aadan ka imaaday oo kale, laakiin waxaad u qaadateen sida uu yahay kaasoo ah ereyga Illaahey. Kaasoo run ahaantii idin ka dhex shaqeynaya idinkan aaminsan.