Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Filemon 1:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

5 maxaa yeelay waxaan maqlay jaceylka aad u qabto dadka Illaahey oo dhan iyo sida aad u rumeysantahay Rabbi Ciise.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

5 waayo, waxaan maqlay jacaylka aad quduusiinta oo dhan u qabto iyo rumaysadka aad Rabbi Ciise ku rumaysato.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

5 waayo, waxaan maqlay jacaylka aad quduusiinta oo dhan u qabto iyo rumaysadka aad Rabbi Ciise ku rumaysato.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Filemon 1:5
13 Iomraidhean Croise  

Yuhuudda iyo Gariigtaba waan u sheegay iney u toobadkeenaan Illaahey oo iimaankooda saartaan Rabbigeena Ciise Masiix.


La wadaaga dadka Illaahey ee baahan, qariibkana guryihiina kusoo dhaweeya.


Haddaba waxa ku saabsan waxa loo ururiyo dadka Rabbiga. Sameeya wixii aan amray kaniisaddii ku taalay Galatiya.


Waayo xagga Ciise Masiix Gudniin iyo gudniin la’aanba midkoodna waxba kama aha. Waxa kaliya oo muhiimka ah waa iimaanka kaasoo kaa dhigaya inaad kuwa kale jeclaatid.


Sidaa darteed ayaan illaa markaan maqlay iimaanka aad ku qabtaan Sayid Ciise iyo jaceylka aad u qabtaan dadka Illaahey oo dhan,


Waayo waxaan maqalnay wax ku saabsan iimaanka aad ku leedihiin Ciise Masiix iyo jaceylka aad u qabtaan dadka Illaahey oo dhan.


Haddaba waxaa noo imaaday Timoteyos, wuxuuna noo keenay war wanaagsan ee ku saabsan iimaankiina iyo jaceylkiina. Wuxuuna yiri inaad mar walba farxad nagu xusuusataan oo aad u xiistaan inaad na aragtaan sida aan anaguba ugu xiisnay inaan idin aragno.


Jaceylkaagu wuxuu i siiyay dhiiranaan iyo farxad badan, walaalkeygiyow naxariistaadu waxey sababtay inaad dadka Illaahey u adeegtay.


Illaah wuxuu rabaa inaan rumeysano magaca Wiilkiisa Ciise Masiix oo aan is jeclaano. Tani sidoo kale waa wixii Ciise nagu amray inaan sameyno.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan