Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Filemon 1:4 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

4 Illaah ayaan u mahadceliyaa mar walboo aan kugu xasuusto baryadeyda,

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

4 Had iyo goorba Ilaahay baan kuugu mahad naqaa, anigoo baryadayda kugu xusuusanaya,

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

4 Had iyo goorba Ilaahay baan kuugu mahadnaqaa, anigoo baryadayda kugu xusuusanaya,

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Filemon 1:4
8 Iomraidhean Croise  

Ugu horeyn waxaan magaca Ciise Masiix Illaahey ugu mahadcelinayaa idinka dartiin, sababtoo ah iimaankiina waxaa laga ogaaday aduunka oo dhan.


ma joojin mahadcelin iyo inaan idiin duceeyo.


Mar walboo aan idin xusuusto Illaahey ayaan u mahadceliyaa.


Mar walba waan idiin duceynaa, oo waxaan u mahadcelinaa Illaahey, Aabaha Rabbigeena Ciise Masiix.


Mar walba ayaan idinka oo dhan dartiin Illaahey ugu mahadcelinaa oo si joogta ahna idiin kugu duceynaa.


Walaalayaalow waxaan ku qasbannahay inaan Illaahey u mahadcelino idinka dartiin, waayo iimaankiina aad ayuu u koray sidoo kalana jaceylka aad isu qabtaanna wuu ku darsoomay.


Timoteyosow, Illaah ayaan kuugu mahadcelinayaa, waxaan Illaah ugu adeegaa qalbi nadiif ah siday awoowayaashay yeeli jireen. Habeen iyo maalinba waxaan kugu xasuustaa ducadeyda.


maxaa yeelay waxaan maqlay jaceylka aad u qabto dadka Illaahey oo dhan iyo sida aad u rumeysantahay Rabbi Ciise.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan