Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Filemon 1:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

2 Sidoo kale waxaan salaameynaa Afiya oo ah walaasheen iyo Arkhibbos oo aan isla shaqeyno, iyo walaalaha gurigaaga ku kulma.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

2 iyo walaashayo Afiya, iyo Arkhibbos oo askar nala ah, iyo kiniisadda gurigaaga ku taal.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

2 iyo walaashayo Afiya, iyo Arkhibbos oo askar nala ah, iyo kiniisadda gurigaaga ku taal.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Filemon 1:2
7 Iomraidhean Croise  

Waxaan idin kala dardaarmayaa walaasheen Foybi, oo ah mid u adeegta kaniisadda ku taala Kenekhreya.


Sidoo kalana iigu salaama xerta gurigooda ku kulma. Iigu salaama saaxiibkeyga qaaliga ah Ebaynetos, kaasoo ahaa kii ugu horeeyay ee Aasiya Masiixa ka rumeeya.


Kaniisadaha Aasiya ku yaala wey idiin salaamayaan. Akula iyo Bariskillana magaca Rabbiga ayey idiin soo salaameen, sidoo kale walaalaha gurigooda iskugu yimaada.


Laakiin waxaan u maleynayaa iney muhiim tahay inaan dib idiin kugu soo diro Ebafroditos, walaalkey aan shaqaale iyo askariba wada nahay. Kaasoo ahaa fariinsidihiina, isaga oo aadna u soo dirteen inuu baahideyda iga caawiyo.


Iigu salaama walaalaha jooga La’odikiya, Numfas iyo walaalaha gurigiisa ku kulma.


Arkhibbosna waxaad ku dhahdaan, “Fiiri inaad dhameystirto adeega aad ka heshay Rabbiga.”


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan