Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Filemon 1:16 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

16 Isagu mar dambe adoon kuuma aha, laakiin wuu ka weyn yahay adoon. Aniga wuxuu ii yahay walaal qaali ah, laakiin adiga wuxuu kuu yahay ayaa kasii weyn, gaar ahaan sida nin kula mid ah iyo mid raacsan Rabbiga.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

16 laakiinse aadan mar dambe u haysan addoon sidiis, illowse si mid addoon ka wanaagsan oo ah walaal aan khusuusan anigu jeclahay, laakiinse adigu aad iga sii jeceshahay, xagga jidhka iyo xagga Rabbigaba.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

16 laakiinse aadan mar dambe u haysan addoon sidiis, illowse si mid addoon ka wanaagsan oo ah walaal aan khusuusan anigu jeclahay, laakiinse adigu aad iga sii jeceshahay, xagga jidhka iyo xagga Rabbigaba.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Filemon 1:16
10 Iomraidhean Croise  

“Laakiin yaan la idin kugu yeerin ‘Macalin’ waayo waxaad leedihiin hal macalin kuligiinna waxaad tihiin walaalo.


Ananiyas ayaa gurigii tagay oo galay. Markii uu gacantiisa saarayay Sawlos, wuxuu ku yiri, “Walaal Sawlosow, Sayid Ciise kii isku kaa muujiyay intaad wadada ku soo jirtay ayaa isoo diray waxaa laga yaabaa inaad dib wax u aragto oo Ruuxa Quduuska ahna lagaa buuxiyo.”


Illaahey markii uu doorto kuwa adoon ah waxey noqdaan dadka xorta ah ee Rabbiga. Hadduu doorto dad xor ahaana waxey noqdaan adoomada Masiixa.


Adeegayaalow, mudanayaashiina aduunka waxaad sameysaan oo dhan ku adeeca. Markey idin arkayaan kaliya maahee isku daya inaad mar walba ka farxisaan, cabsida Rabbiga darteed qalbi daacad ah ugu adeega.


Haddii sayidyadu masiixiyiin yihiin, taasi fursad kuuma siineyso inaad ixtiraami weydo. Adeegayaashoodu waa iney si aad ah ugu adeegaan waayo dadaalkoodu wuxuu caawinayaa masiixiyiin kale oo aad loo jecel yahay. Kuwani waa waxyaalaha ey tahay inaad ku dadaashaan baritaankooda.


Haddaba walaalaheyga quduuska ahaw, kuwiina wadaaga wacitaanka samada, fikradihiina saarta Ciise, kaasoo aan u aqoonsanahay inuu yahay rasuulkeena iyo wadaadkeena sare!


Haddii aan aaminsannahay in Ciise runtii yahay Masiixa, waxaan nahay caruurta Illaah. Qof walboo jecel Aabaha wuxuu sidoo kalana jeclaan doonaa cunuggiisa.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan