Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Filemon 1:12 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

12 Inkastoo aan aad u jeclahay Oneesimos haddana dib ayaan kuugu soo dirayaa.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

12 Waan kuu soo celinayaa, isagoo qalbigayga ah.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

12 Waan kuu soo celinayaa, isagoo qalbigayga ah.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Filemon 1:12
10 Iomraidhean Croise  

Goorta aad duceysaneysaanna waa inaad u cafisaan waxyaalaha kuwa kale idin ku sameeyeen, si Aabihiinna jannada ku jiro u cafiyo dembiyadiina.” [


Wuu baxay wuxuuna aaday aabihiis. “Laakiin markii uu meel dheer kasoo muuqday ayaa aabihiis arkay wuxuuna u dareemay naxariis, wiilkiisii ayuu ku orday, intuu habsiiyay ayuu dhunkaday.


Laakiin isu dabacsanaada oo isu naxariista, kuwa kalana u cafiya sidii uu Illaahey Masiixa dartiis idiin kugu cafiyay.


Oneesimos intii uusan badbaadin ka hor wuxuu ahaa mid aan waxtar lahayn, laakiin hadda aad ayuu waxtar noogu yahay labadeenaba.


Waxaan jeclaan lahaa inuu ila joogo si uu iigu noqdo mid i caawiya beddelkaaga intaan xabsiga ugu jiro injiilka dartiis.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan