Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Filemon 1:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

11 Oneesimos intii uusan badbaadin ka hor wuxuu ahaa mid aan waxtar lahayn, laakiin hadda aad ayuu waxtar noogu yahay labadeenaba.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

11 kii waagii hore aan waxtarka kuu lahaan jirin, haatanse adiga iyo anigaba wax ina tara.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

11 kii waagii hore aan waxtarka kuu lahaan jirin, haatanse adiga iyo anigaba wax ina tara.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Filemon 1:11
10 Iomraidhean Croise  

Ee adeegahan aan qiimaha lahayn banaanka mugdiga ah ku tuura, halkaas oo ey dadku barooranayaan ilkahana xanuun dartiis iskugu garaaci doonaan.’


Wiilkeygan wuu dhintay haddana waa kan nool mar kale, wuu iga lumay waana helay.’ Haddaba waxey bilaabeen iney dabaaldagaan.


Laakiin waa inaan dabaaldagnaa oona faraxnaa, sababtoo ah walaalkaagan wuu dhintay waana kan nool mar kale, wuu lumay waana la helay.’ ”


Marka idinkuna sidoo kale, markaad sameysaan wax walboo la idin ku yiri sameeya, waa inaad dhahdaan, ‘Waxaan nahay adeegayaal aan qiimo lahayn, kaliya waxaan sameynay wixii na la faray.’ ”


Dhamaan wey lumeen, waxeyna noqdeen qiimo la’aan. Qof wax wanaagsan sameeyaa ma jiro, xitaa hal qof.”


Luukos oo kaliya ayaa ila jooga. Markos aad ayuu ii caawin karaa, fadlan soo raadi oo soo kaxee.


Waxaan kaa codsanayaa inaad naxariis tusto cunuggeyga Oneesimos, kaasoo wiilkeyga noqday intii aan xabsiga ku jiray.


Inkastoo aan aad u jeclahay Oneesimos haddana dib ayaan kuugu soo dirayaa.


Markii hore ma eydan ahayn dadka Illaahey, laakiin hadda waad tihiin, markii horey ma eydan helin naxariista, laakiin hadda waxaad hesheen naxariis.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan