Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Filemon 1:10 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

10 Waxaan kaa codsanayaa inaad naxariis tusto cunuggeyga Oneesimos, kaasoo wiilkeyga noqday intii aan xabsiga ku jiray.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

10 Waxaan kuu baryayaa wiilkayga Oneesimos oo aan dhalay anigoo xabbisan,

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

10 Waxaan kuu baryayaa wiilkayga Oneesimos oo aan dhalay anigoo xabbisan,

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Filemon 1:10
14 Iomraidhean Croise  

Markaas ayaa nin dadkii badnaa ku jiray ku jawaabay, “Macalinow, waxaan kuu keenay wiilkeyga oo ruuxyo wasakh leh qaba, mana hadli karo.


Sidaa daraadeed, walaalayaal waxaan idin ka baryayaa, idinka oo eegaaya naxariista Illaahey, jirkiina u bixiya qurbaan nool, quduus ah oo ka farxinaaya Illaahey, tani waa runta iyo cibaadadiina saxda ah.


Ujeedada aan waxyaalahan idiin ku soo qoray ma aha inaan idin ceebeeyo, laakiin waxaan doonayaa inaan idiin waaniyo sida caruurteyda aan jeclahay oo kale.


Waxaa laga yaabaa in toban kun oo qof waxa ku saabsan Ciise idin baraan, laakiin aniga kaliya ayaa aabe idiin ah. Waxaad noqoteen caruurteyda markaan idiin sheegay warka wanaagsan ee ku saabsan Ciise Masiix.


Caruurteydiyey, dartiin ayaan u dareemayaa xanuunka dhalitaanka, sidan ayaan sii dareemi doonaa illaa aad u noolaataan sida uu Masiixu rabo.


Waxaa kale oo aan idiin soo dirayaa Oneesimos, walaal qaali oo aamin ah, kaasoo idin ka tirsan. Isaga iyo Tukhikos wey idiin sheegi doonaan wax walboo halkan ka dhacaya.


Warqaddan waxaan u qorayaa Timoteyos oo ah wiilkeyga dhabta ah ee aan iimaanka xaggiisa aabe ugu noqday. Waxaan Illaaha Aabaha ah iyo Sayidkeena Ciise Masiix ka baryayaa inuu ku siiyo nimco, naxariis iyo nabad.


Waxaan warqaddan u qorayaa Tiitos oo ah wiilkeyga runta ah oo aan isku iimaanka nahay. Waxaan Illaaha Aabaha ah iyo Sayidkeena Ciise Masiix kaasoo ah badbaadiyaheena ka baryayaa inuu idin siiyo nimco iyo nabad.


Oneesimos intii uusan badbaadin ka hor wuxuu ahaa mid aan waxtar lahayn, laakiin hadda aad ayuu waxtar noogu yahay labadeenaba.


Waxaan jeclaan lahaa inuu ila joogo si uu iigu noqdo mid i caawiya beddelkaaga intaan xabsiga ugu jiro injiilka dartiis.


Ma jiro wax iiga farxad badan markaan maqlo iney caruurteydii oo ku socota runta.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan