Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Cibraaniyada 5:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

3 Waana sababta ey tahay inuu dembigiisa allabari u bixiyo kadibna dembiyada dadka kale allabari u bixiyo.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

3 Oo sidaas daraaddeed waa inuu qudhiisa wax ugu bixiyo dembiyada aawadood, siduu dadka wax ugu bixiyo oo kale.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

3 Oo sidaas daraaddeed waa inuu qudhiisa wax ugu bixiyo dembiyada aawadood, siduu dadka wax ugu bixiyo oo kale.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Cibraaniyada 5:3
10 Iomraidhean Croise  

Waayo waxa la i siiyay ayaan aniguna idiin gudbiyay taas oo ah wax baritaanka ugu muhiimsan oo ah in Masiixu dembiyadeena u dhintay sida qorniinku leeyahay.


Laakiin wadaadkeena sare wuxuu si hal mar ah naftiisa qurbaan ahaan ugu bixiyay dembigeena, wuxuuna fariistay Illaahey dhiniciisa midig.


Wuu ka duwan yahay wadaaddada sare ee kale, uma baahna inuu maalin walba dembigiisa iyo dembiga dadka allabariyo u bixiyo. Waayo hal allabari ayuu dembiyadooda u sameeyay markii uu noloshiisa bixiyay.


Laakiin wadaadka sare oo kaliya ayaa gali karay qeybta labaad ee teendhada, wuxuuna gali jiray sanadkii hal mar. Mar walbana wuxuu la gali jiray dhiig uu u bixiyay dembiyadiisa iyo dembiyada ey dadku si aan ula kac ahayn u sameeyeen.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan