Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Cibraaniyada 5:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

2 Wuu awoodaa inuu si naxariis ku jirto ula dhaqmo kuwa aan waxba garaneyn iyo kuwa lumayba, waayo isaguba wuxuu daciif ka yahay meelo badan.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

2 Isagu waa u naxariisan karaa kuwaan aqoonta lahayn iyo kuwa qaldan, maxaa yeelay, isaga qudhiisuba wuu itaal daranyahay.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

2 Isagu waa u naxariisan karaa kuwaan aqoonta lahayn iyo kuwa qaldan, maxaa yeelay, isaga qudhiisuba wuu itaal daranyahay.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Cibraaniyada 5:2
24 Iomraidhean Croise  

Laakiin Simoonow, waxaan Illaahey kaaga baryay in uusan iimaankaagu daciifin. Ee markaad toobadkeento, dhiirigeli walaalahaa.”


Haddii aan faano, waxaan ku faanayaa waxyaalaha muujinaya daciifnimadeyda.


Waan ku faanaa ninkaas oo kale, laakiin anigu iskuma faanayo haddii eysan ka ahayn daciifnimadeyda.


Runtii waad ogtihiin markii hore ee aan injiilka idiin wacdiyay inaan xanuusanaa.


Caqligoodu mugdi ayuu ku jiraa, wey dhib badan yihiin weyna aqoon yaryihiin waxeyna waayeen nolosha xagga Illaahey ka timaada.


Inkastoo aan aniguba ahaa nin wax caaya oo wax silciya oo dagaal badan haddana waa la ii naxariistay waayo aqoon la’aan iyo iimaan yari ayaa i heysay.


“Wado sax ah ku socda” Si curyaamiintu u bogsadaan oo eysan uga sii darin.


Sidaas awadeed waxey ahayd inuu si walba iskaga dhigo sida walaalihiis si uu u noqdo wadaadkeena sare ee naxariista badan ee daacad u ah adeega Illaahey, iyo si uu u sameeyo kafaaragud dembiga dadka.


Ciise in la silciyay lana jarribay darteed ayuu u awoodaa inuu caawiyo kuwa kale ee la jarribay.


Wadaadkeena sare wuu fahansanyahay daciifnimadeena oo dhan, waayo dhinac walboo na loo jarribay isagana waa loo jarribay. Laakiin ma uusan dembaabin!


Sharciga Muuse wuxuu doortay wadaaddo sare ee aan kaamil ahayn. Laakiin axdiga Illaahey oo yimid sharciga kadib, wuxuu doortay Wiilka Illaahey kaasoo weligiis kaamil ah.


Laakiin wadaadka sare oo kaliya ayaa gali karay qeybta labaad ee teendhada, wuxuuna gali jiray sanadkii hal mar. Mar walbana wuxuu la gali jiray dhiig uu u bixiyay dembiyadiisa iyo dembiyada ey dadku si aan ula kac ahayn u sameeyeen.


Walaalayaalow, haddii kuwa Masiixa raacsan ey runta ka leexdaan, lana soo celiyo,


Waayo, “Waxaad ahaydeen sida lax luntay,” laakiin hadda waxaad u soo laabateen Arijirka iyo Ilaaliyaha naftiina.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan