Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -

Yohana 8 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

1 Yesu waẖu ukae̱y burti Seytuni.

2 Waberigi waẖu galay betmaghdeska dadka kuligadha wayuimaden, wafaristey osbareyey.

3 Kuwi farta yaghan iyo Fariseyalka waẖay ukenen nagto olugusoghabtey ma̱siya waẖay ḋigey ḋaẖda. Kolkay jojiyen ḋahda

4 waẖay kuḋehen: Maa̱lin nagtan waẖa lagusoghabtey meshey kuma̱siyeysaneysey.

5 Tawretka ḋaẖdisa Muse waẖu nuguamrey in ḋagah lugudilo dadka e̱yn kan ah; adigase maẖad ledahay?

6 Wahay uguhadlen hadal kan way sherabayen iney kuhelan sabab oykushtakeyen. Ilowse Yesu waforarsadey waẖu kuḋigey fartisa dulka.

7 Ilowse kolkay kadaren inay warsadan waistosiyey waẖu kuḋehey; Kan dembi idinkaleheyn idinka hakuturo ḋagaẖa horta.

8 Wufororsadey hadana askuḋigey fartisa dulka.

9 Ayaka kolkay maghlen waẖ ẖan dhamir kodha yakii̱yey gef dodha waẖay ubeẖen mid mid waẖay kabilaben dugheyda tan iyo kanudambeyen waẖa harey Yesu keligisa iyo nagti otagneyd ḋaẖda.

10 Yesu kolku istosiyey maasan arkin nina nagti mahee waẖu kuyiri: Nagyehey intey jiran kuwi ku ashtakeynayen? Sow nina kumaẖukumin?

11 Waẖay kutiri: Majiro Siydi. Yesu waẖu kuyiri: Anigana kumaẖukumayi, tag hanasubin dembi markale.

12 Sa Yesu waẖu lahadley hadana ayaka, waẖu yiri: Aniga waẖan ahay nurki duniyeda ki iraa̱ kumasoo̱nayo mugdiga, ilowse waẖu lahanaya nurki nolosha.

13 Sa Farisayalki waẖay kuyirahden: Adiga naftada yaisumarag kaa̱ya, marag tadha run maaha.

14 Yesu wajawabey, waẖu kuyiri: Hadana isumaragkao̱ nafteda marag tedha waun run, sababti wanaghan meshan kaimid iyo meshan ujedo, ilowse idinka mataghanin meshan kaimid walow meshan ujedo.

15 Idinka waẖad kuẖukuntan sidi jinsi aniga nina maẖukumayo.

16 Hadana ẖukumo, ẖukunkeyga wa run sababti keligey maihi ilowse aniga iyo Abahi isodirey.

17 Hadana Shari̱ gina waẖa luguḋigey inay laba ghof marag todha run yihin.

18 Aniga nafteyda yaisumarag kaa̱ iyo Abahi isodireyna yaimarag kaa̱.

19 Sa waẖay kuyirahden: Hage bujoga Abaha? Yesu waẖu jawabey: Imataghanin, Abaheyna mataghanin. Hadad ikasi leheyden, Abaheyna wad kasi leheyden.

20 Hadal kan Yesu waẖu kuhadley meshi sandukhi khasanada kolku kubarayey betmaghdeska walow majirin ghof ghabtey sababti saa̱d disa weli magarin.

21 Sa Yesu waẖu kuyiri hadana; Aniga waniskatagaya, wanad idoneysan, waẖadna kuḋimaneysan dembi gina, meshan ujedo aniga maiman kartan.

22 Sa Yahudi waẖay yirahden: Maisdilaya sababti waẖu yiri meshan ujedo aniga maiman kartan.

23 Waẖu kuyiri: Idinka waẖad tihin kuwi hosta, aniga waẖan ahay ki kor; Idinka waẖad tihin kuwi adunka, anigase ki adunkan maihi.

24 Sababti tas yanidiniri, Waẖad kuḋimaneysan dembi gina; sababti hadeidnan aminin inan ahay aniga waẖad kuḋimaneysan dembi gina.

25 Sa waẖay kuyirahden: Yatahay adiga? Yesu wahu kuyiri: Wa kelmad dan idinkulahadlayey tan iyo horti.

26 Waẖ badan yanghaba onidinkulahadlo onakuẖukumo kor kina ilowse ki isodirey ya run ah anigana waẖan kamaghley asaga waye an kulahadlaya adunka.

27 Maayan garanin inu kulahadlayey Abaha kor kisa.

28 Sa Yesu waẖu kuyiri: Kolkad kor ughadan Wilki Adan markas yadgaraneysan inan aniga ahay waẖna anankusubineynin nafteyda keli ilowse sidu Abahey ibarey yankuhadlaya.

29 Asagi isodirey yailajira Abaha imadaynin keligey sababti aniga waẖan subiya beri walba sidu jee̱lyahay.

30 Kolku kuhadlayey waẖ ẖan kuwa badan yaaminen.

31 Sa Yesu waẖu kuyiri Yahudiyalki aminen: Hadad ghabsatan hadal keyga wahad noghoneysan asaẖab teyda rumad,

32 Hadana waẖad garaneysan waẖi run ah, runtana idinẖoreysa.

33 Way jawaben: Waẖan nahay firki Ibrahim nina adoma umanoghon ebedkayna; Side bad uḋihi karta hade adiga, Wad ẖorobeysan?

34 Yesu waujawabey: Amin, amin waẖan idinlayahay: Mid walba odembi subiya wa adonki dembiga.

35 Adonkana majogayo guriga weligisa wilka jogaya weligisa.

36 Sababtas Wilka hadu idinẖoreyo waẖad noghoneysan haghigha ẖor.

37 Wan aghan inad tihin firki Ibrahim ilowse waẖad doneysan inad idishan sababti hadal keyga nafas idinkumalaha daẖ dina.

38 Waẖan kuhadla waẖi ankaarkey Abahey, idinkana waẖad kaarkten abahina yasubineysan.

39 Way jawaben waẖay kuyirahden: Abahayna wa Ibrahim, Yesu waẖu kuyiri: Hadad ahan leheyden ilmihi Ibrahim waẖad subin leheyden howshi Ibrahim.

40 Ilowse hada waẖad doneysan inadidishan ghof idinkulahadley runta ankamaghley Ilahey. Waẖ ẖas masubinin Ibrahim.

41 Idinka waẖad subisan shughulki aba hina. Sa waẖay kuyirahden: Anaka ẖaran nalakumaḋalin waẖan ghabna abaho wa Ilahey.

42 Yesu waẖu kuyiri: Hadu Ilahey ahan laha abahina anigad ije̱lan leheyden, sababti waẖan kasobahey Ilahey onimadey kumanaimanin nafteyda asagase isodirey.

43 Maẖad ugaran weysen hadal keyga? Sababti idinka mamaghli kartan hadal keyga.

44 Idinka waẖad tihin kuwi aba hina wana sheydan, damai̱ aba hina yad rabtan inad subisan. Asagi aha dile tan iyo horti manakujogson runta sababti runta kumajirto guda hisa, kolku shegayo ben waẖu kuhadlaya waẖ ẖisa sababti asaga wa benlow wana benta aba hedha.

45 Sababti aniga waẖan kuhadla runta imana amineysan.

46 Wa kine kan itusaya inan dembi leyahay? Anigana hadan run kuhadlayo maẖad iamin weysen?

47 Ghofki ah ki Ilahey, waẖu maghla hadalki Ilahey. Sababtas yad idinka umaghleynin sababti maihidin kuwi Ilahey.

48 Yahudi way jawaben waẖay kuḋehen: Sow run kumahadlin anaka inad tahay nin Samariya ah adigana waẖad ghabta jinni?

49 Yesu waẖu jawabey: Aniga jinni maghabi ilowse waẖan ẖishmeyna Abahey, idinkana imaẖishmeysan.

50 Aniga madonayi aman teyda, mid bajira odonaya onaẖukuma.

51 Amin, amin waẖan idinleyahay, Ghof hadu ghabsado hadal keyga maarkayo ḋimasha tan iyo weligisa.

52 Yahudi waẖay kuḋehen: Hada waẖan kaseyna inad ghabto jinni. Ibrahim iyo nabiyalki way ḋinten adigana wahad ledahay; Ghof hadu ghabsado hadal keyga maḋeḋeminayo ḋimasha tan iyo weligisa.

53 Ma adiga kaweyn aba hayna Ibrahim oḋintey? Nabiyalkina wayḋinten. Yad iskaḋigeysa naftadha?

54 Yesu waẖu jawabey: Hadan isamanayo nafteyda aman teyda waẖ maaha; kan iamana wa Abahey kad kushegtan idinka Ilahina.

55 Idinkana magaraneysan anigase wanaghan, anigana hadan ḋoho maaghan waẖan noghonaya benlow sidina okale ilowse wanaghan, hadal kisa wanaghabsadey.

56 Abahina Ibrahim waẖu kurairaiyey inu arko beri geyga wanarkey askurairaiyey.

57 Sa Yahudi wahay kuyirahden: Weli maadangarin konton sana adigana mawaẖad aragtey Ibrahim?

58 Yesu wahu kuyiri: Amin, amin waẖan idinleyahay: Intusan ḋalanin Ibrahim, aniga wajirey:

59 Sa waẖay ghaten ḋagah hakuturane ilowse Yesu waiskaghariyey askabaẖey betmaghdeska.

Published by the British and Foreign Bible Society 1915-29

British & Foreign Bible Society
Lean sinn:



Sanasan