Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -

Yohana 15 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

1 Aniga ah gedki sabibta arumad, Abaheyna wa berfal.

2 Lan walba oigutalo onḋaleynin mira wugoya, lan walba oḋasha mira wusafeya haḋashe mira badan.

3 Idinka hadaba safi batihin hadalka daradisa on aniga idinkulahadley.

4 Igujira gudaha anigana anidinkujire gudaha. Sida lanta ayuḋali karin keligeda hadayan kualin gedki sabibta sadas idinkana hadeydnan igujiri gudaha.

5 Aniga ah gedki sabibta, idinkana lama tihin ki faḋiya gudaheyga anigana anfadiyo guda hisa kan ad buuḋala, sababti laantey waẖba masubin kartin.

6 Ghof hadusan fadiyin guda heyga bananka lotura sida lanta engegeyna, wuaruriya oskutura ḋabka oygubtan.

7 Hadad faḋidan guda heyga hadal keygana idinkujiro guda hina waẖ walba od rabtan barya wanalaidin yeli.

8 Sabab tas ya loamana Abahey ad aduḋashane, idinkana waẖad noghoneysan asahab teyda.

9 Sidu Abaha ije̱ladey yan anigana idinje̱ladey: kufaḋiya je̱lan teyda.

10 Hadad haysan amarya deyda, waẖan kufaḋineysan je̱lan teyda, sidan aniga uhayey amaryadi Abahey onugufaḋiyo je̱lan tisa.

11 Waẖ ẖan waẖan idiniri rairai teyda haidinkujirto, rairai tinana hadameytirante.

12 Amar keyga wa kan isuje̱lada sidan idinje̱ladey idinka.

13 Majiro nin leh je̱lan kaweyn tan ghof ubiẖiyey noloshisa wadeya disa dara dodha.

14 Idinka waẖa tihin wadeya deyda hadad subisan waẖan idinkuamro.

15 Markale adoma idinkumayerayi, sababti adonka maoga waẖu siydi kisa subiyo, idinka waẖan idinkuyerey wadeya sababti waẖan Abahey kamaghley oḋan wanidinshegey.

16 Idinka imaeydnan doranin, anigase idindortey on idin amrey adtagtane od ḋashane mira, mira hina hayaline, waẖ walba adkagatuktan Abaha maga e̱yga haidinsiye. —

17 Waẖ ẖan waẖan idinkuamrey inad isje̱latan.

18 Hadu adunka idinneba̱do, wad oglihin inu ineba̱dey aniga hortina.

19 Hadad ahan leheyden kuwi adunka, adunka waẖu je̱lan laha kuwisa, idinkase maihidin kuwi adunka, ilowse aniga idinkadortey adunka, sabab tas yu adunka idinnee̱byahay.

20 H̱asusta hadalkan idiniri, adonka kamaweyna siyd kisa. Haday ieriyen aniga way idin erin donan idinkana; haday ghabtan hadal keyga, kinana way ghaban donan.

21 Ilowse waẖ ẖan oḋan waẖay idinkusubinayin maga e̱yga daradisa, sababti mayaghanin ki isodirey.

22 Hadan iman leheyn onlahadlen ayaka, dembi maayanlahaden: hadase rali beyughaban dembi godha.

23 Ki ineba̱da waẖuna neba̱da Abahey.

24 Hadanan kusubin leheyn shughul daẖdodha oghof kale subinin, dembi maeylahaden hadase waynarken oynaneba̱den aniga iyo Abahey.

25 Waẖ ẖan waẖay unoghotey haḋameytirme hadalki luguḋigey shari̱ godha: Waẖay ineba̱den bilash.

26 Ilowse kolku imado ghalbi ghabojis onidinkasodiri dono Abaha, Ruha runta akasobiẖi Abaha, tan yaimarag kae̱ya.

27 Idinkana wad marag ka̱dan, sababti wad ilajogten tan iyo bilawgi.

Published by the British and Foreign Bible Society 1915-29

British & Foreign Bible Society
Lean sinn:



Sanasan