Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -

Markos 5 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

1 Waẖay garen bada gedigedha tan iyo dalki Geraseni.

2 Kolku kadegey donida, marko waẖa kasohorbaẖey ninko kaimadey ẖabalaha, oghabey jini,

3 okulaha sal ẖabalaha, mana jirin nin kuẖiri karey silsiladna.

4 Sababti mar badan ba luguẖirey birẖad iyo silsilada, silsiladahina wau kalajebiyey iyo birẖadi wa laburburiyey, mana jirin nin kaadkan karey.

5 Beri walbana, haben iyo malin, waẖu jogey ẖabalaha iyo buraha wa ughaylinayey, oudagaẖa iskugoygoynayey.

6 Kolku kaarkey Yesu mel fog, wa ordey, wa usujudey.

7 Waẖu kuḋawaghey o̱d weyn, waẖu yiri: Maẖan kaghaba adiga Yesu, Wilki Ilaha kor jira. Wan kuguḋarinaya Ilahey, ha iḋibin.

8 Sababti waẖu kuyiri: Kabaẖ jiniyehow nin kan.

9 Waẖu warsadey: Magaa̱? Wa jawabey, waẖu kuyiri: Maga e̱yga wa Legion, sababti wan badan nahay.

10 Ad bu ubaryey yusan kadirine dal kas.

11 Waẖa jogen burta kor kedha ul badan odonfara ah odaghayen.

12 Way baryen jiniyedi oḋan, waẖay ḋehen: Nodir donfarada, an galne ayaka.

13 Wa urughseyey markiba. Way beẖen jiniyadi, waẖay galen donfaradi; ushi waẖay ugusotararaẖdey ẖog gebiga oygalen bada, ayakana waẖay ahayen in laba kun ḋan, baday kushiden.

14 Kuwi dajinayena donfarada way a̱raren, waẖay garsiyen warkas beledka iyo beraha; way sobaẖen, ha arkane waẖi jirey.

15 Waẖay uimaden Yesu, waẖay arken ninki jiniga ghabey ofaḋiya oguntan onaaghli leh, asagi ghabey Legion, ayakana way a̱bsaden.

16 Kuwi arken, waẖay shegen waẖi kuḋae̱y ninki jiniga ghabey iyo khabarki donfaradi.

17 Waẖay bilaben iney baryan, ha agatage sohdin todha.

18 Asagana kolku fuley donida, ki jiniga ghabey wa tugey, ha lajire asaga.

19 Yesu maasan aghbalin, ilowse waẖu kujiri: Uka̱ guri gaga iyo dad kaga, ousheg waẖa weyn o Ilahey kusubiyey, iyo sidu kugunaẖaristey.

20 Wa iskatagey, okabilabey inu kuwa̱diyo Dekapoli waẖa weyn o Yesu usubiyey, kuli way yaben.

21 Hadana Yesu kolku kugudbey donida tan iyo gedigas, waẖa usoarurey makhlugh badan, asagana waẖu jogey bada agtedha.

22 Firi, waẖa yimid kuwi uweyna sunaguga mid kodha maga i̱sa Yairo; kolku arkey, waẖu kuḋae̱y luga hisa,

23 ad bu ubaryey, waẖu ḋehey: Geber teyda yar wa sakrad. Wan kutugaya: Kaley, sar gaa̱maha, ha bogsate eyadana waynolaneysa.

24 Wa urae̱y, waẖa sorae̱n dad badan, wayna a̱ra̱ririyen.

25 Waẖa jirtey nagto, okabaẖayey ḋig 12 sana,

26 waẖa ḋibey sano̱lowyal badan, waẖay biẖisey mal kedha oḋan, waẖba umatarin, ilowse u̱dur kedha wa kasidarey.

27 Kolkey maghashey khabarki Yesu, gadal bey kagatimid makhlugha, waẖay tabatey mara disa, sababti waẖay tiri:

28 Hadan tabto marya hisa un, wan bogsanaya.

29 Marko wa engegey durdurki ḋig gedha, waẖay kagaratey kor kedha in lagafayobeyey ḋib kas.

30 Marko Yesu waẖu kagartey nafti gisa, inu kabeẖey ẖog, waẖu kugadomey makhlugha, waẖu yiri: Ya igatabtey maryaha?

31 Asaẖab tisa waẖay kuyirahden: Wad arkeysa makhlugha sidu kua̱ra̱ririnayo, adigana waẖad ledahay: Ya itabtey?

32 Waẖu firiyey barbar walba, ha arke eyadi subisey waẖ ẖan.

33 Nagtina a̱bsi bagashey iyo garir, way garatey waẖa heley, way utimid, way ukuftey, way uwadashegtey runto ḋan.

34 Waẖu kuyiri: Geberyehey, iman kaga kubogsiyey, ka̱ kutag nabad, kabogso ḋib kaga.

35 Kolku hadlayey, dad ba kaimaden gurigi ninki uweyna sunaguga, waẖay ḋehen: Geber tadha way ḋimatey, maẖad uḋibeysa maa̱linka hadana?

36 Marko, Yesu kolku maghley hadalki luguhadlayey, wahu kuyiri ninki uweyna sunaguga: Ha a̱bsanin, amin keli.

37 Manaasan deynin ghof, inu rao̱ Petro mahee iyo Yaghub iyo Yohana walalki Yaghub.

38 Waẖay garen aghalki ninki uweyna sunaguga, Waẖu arkey yon iyo dad oynayen, waẖay subinayen ohin badan.

39 Kolku galey, waẖu kuyiri: Maẖad uyomi haysan od uoyni haysan? Geberta ma ḋimanin, ilowse way huruda.

40 Ad bey ugughoslen. Asagana gortu kabiẖiyey kuli, waẖu watey geberta aba hedha iyo habar tedha iyo kuwi lajiren, gudahu galey, meshey kujirtey geberta.

41 Waẖu ghabtey gaa̱nti geberta, waẖu yiri: Talitha kumi, maa̱na hedha: Geberyehay waẖan kuleyahay, ka̱.

42 Marko way jogsatey geberti, oysoo̱tey, sababti waẖay jirtey 12 sana.

43 Ad bey uḋeygagen. Ad bu ufarey nina yusan oganin waẖ ẖan; waẖu amrey in lasiyo hunguri.

Published by the British and Foreign Bible Society 1915-29

British & Foreign Bible Society
Lean sinn:



Sanasan