Markos 12 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)1 Waẖu bilabey inu kuhadlo mahmah. Ninko waẖu aburey sabib. Waẖu kuwarejiyey sibad. Waẖu ghodey godki ma̱sarada, waẖu ḋisey mnarad, waẖu uijareyey berfal, osusafrey dal fog. 2 Kolkey gartey wakhtiga, waẖu udirey berfaloyinki adonko ha kasohele berfaloyinki mirahi sabibta. 3 Way ghabten, way garae̱n, oykudiren gaa̱malalad. 4 Hadana waẖu udirey adon kale. Kas waẖay kagadakhren ḋagaẖ madaẖa, waẖay kudiren e̱b. 5 Waẖu direy mid kale, kas way dilen, iyo kuwa kale obadan, ghar way garae̱n, gharna way dilen. 6 Hadana waẖu ghabey wilko, asagana wa uje̱la; marki dambe waẖu direy asaga, waẖu ḋehey: Waẖay kaa̱bsanayin wil keyga. 7 Ilowse berfaloyinki waẖay ḋehen: Kan wa kiḋaẖlilaha, kaleya andilne ḋaẖalkana anaka lahaneyna. 8 Way ghabten, way dilen, oykuturen sabibta banan kedha. 9 Maẖu subin hade ninki laha sabibta? Wa imani, waẖu ḋumin berfaloyinki, sabibtana waẖu uḋibaya kuwa kale. 10 Sow maidnan akhrinin ḋigidana: Ḋagaẖay diden fundiyalka, kas waẖu noghdey a̱radi geska. 11 Waẖ ẖan wa shughulki Ilahey, waẖu kuyahay yab inḋa hayna hortodha? 12 Waẖay donen iney ghabtan, waẖayse kaa̱bsaden makhlugha, sababti way garten inu mahmah das kushegey korkodha. Way ḋafen, way iskatagen. 13 Waẖay udiren farisayalka iyo dadki Herode ghar kodha, ha kuẖirane hadal. 14 Kolkey imaden, waẖay kuḋehen: Maa̱lin, wan kunaghan inad tahay nin run ah, kamana a̱bsaneysid ghof, sababti ma firineysid ghof midab kisa, ilowse waẖad kubarta run jidki Ilahey: Ma ẖalalba in lasiyo kaysarka a̱nshur ama maya? Ma biẖina ama maeynan biẖineyno? 15 Asagana waẖu gartey khayana dodha, waẖu kuyiri: Maẖad ijirabeysin? 16 Ikena dinarka an arke. Way kenen. Waẖu kuyiri: Yaleh masawar kan iyo a̱lwan kan? Waẖay kuḋehen: Kaysarka. 17 Yesu wa jawabey, waẖu kuyiri: Uguda kaysarka waẖu kaysarka leyahay, iyo Ilahey waẖu Ilahey leyahay. Ad bey uguyaben. 18 Waẖa uimaden sadukayal, kuwa ḋahan majirto ghiyama, way warsaden, waẖay ḋehen: 19 Maa̱lin, Muse waẖu noḋigey, ghof walal kisa hadu ḋinto osḋafo nag asagon lehen ilma, walal kisa hadumalo, ha uḋale owlad walal kisa. 20 Waẖa jiren todoba walala ah. Ki hore waẖu gursadey nag, wu ḋintey, ma ḋafin owlad, ki labad ba ghatey, 21 wu ḋintey mana ḋafin owlad; ki sedaẖadna sidas okale. 22 Waẖa ghaten todobadiba, manaayan ḋafin fir. Gadashodha kuli nagtina way ḋimatey. 23 Bes ghiyamada ḋaẖdedha, kolkey sonoladan yay unoghon donta nag? Sababti todobadaba way gursaden. 24 Yesu wa jawabey, waẖu kuyiri: Sow sabab tas iskumasirtan, sababti ma taghanin ḋigida iyo ẖogi Ilahey. 25 Sababti kolkey kasonoladan meydadka, ma gursanayin lamana gurinayo, ilowse wa sidi malaigyalka i̱rka jogan. 26 Iyo khabarki meydadka korkodha iney sonolanayin, sow kamaeydan akhrinin kutubki Muse, meshi ẖananka, sidu kuyiri: Aniga Ilahi Ibrahim ah iyo Ilahi Isagh iyo Ilahi Yaghub? 27 Maaha Ilahi meydadka, wase ki kuwa nol, ad bad isusirtan. 28 Waẖa imadey kuwa fartayaghan midkodha omaghley ayako murmayan, waẖu gartey inu sifia̱n ugujawabey. Waẖu warsadey: Amar kee ba kahoreya kuwa kale oḋan? 29 Yesu waẖu ujawabey: Ki kahoreya amaryado ḋan wa kan: Maghal, Israel! Ilahey Rabi gayna wa Rabigo, 30 kuje̱low Rabi Ilah haga ghalbi gadho ḋan, iyo naf tadho ḋan, iyo aghli gadho ḋan iyo ẖog gadho ḋan; kan wa amarki hore. 31 Kan labadna wa uegyahay; Uje̱low jiran kaga sidi naftadha. Ma jiro amar kale okaweyn kuwan. 32 Ki fartayaghan waẖu kuyiri: Wa run maa̱lin, sifia̱n bad uhadashey inu Ilahey midko yahay, mid kale ma jiro asaga mahine, 33 in luguje̱lado ghalbigo ḋan iyo garashado ḋan iyo nafto ḋan iyo ẖogo ḋan iyo in loje̱lado jiranka sidi naftadha, waẖay kaweyn tahay kafarado ḋan iyo dhabiẖ. 34 Yesu kolku arkey inu kujawabey aghli, waẖu kuyiri: Kama fogid suldanimadi Ilahey. Kaba̱di ghofna kuma ḋei̱n inu warsado hadal. 35 Yesu wa jawabey, waẖu yiri, kolku kubarayey betmaghdeska: Maẖay kuhadlan kuwa fartayaghan Kristo inu yahay wilki Daud? 36 Sababti Daud naftisa waẖu kuhadley ẖogi Nafta Ghudus ah: Ilahey waẖu kuyiri Siydiy keyga: Faḋiso midig teyda tan iyo intan kagelinayo a̱dowa dadha a̱ga hadha hostodha. 37 Daud naftisa waẖu uguyerey Siydiy, intes kanoghonaya wil kisa? Dad badan makhlugha ḋaẖdisa ad bey uje̱laden iney maghlan. 38 Waẖu kuyiri bari disa ḋaẖdedha: Iskaogada kuwa fartayaghan, oraban iney kuwaregan marya ḋerḋer iyo salanti sugha 39 iyo mesha hore sunagugyalka guda hodha iyo gembaradi ẖishmada karanka ḋaẖdodha, ou̱nan aghaladi garobyalka, 40 ardalnimey utukadan; kuwas waẖay helayin ẖukun kadaran. 41 Yesu waẖu faḋistey mel kutosan sandukhi sadaghada, waẖu firiyey sidi dadka ayuguridayen laa̱gta sandukha. Tajirina badan wahay kuriden waẖ badan. 42 Waẖa imatey nagto garob omaskin ah, waẖay kuridey laba ardi ma̱nahedha besad barkedha. 43 Waẖu uyerey asaẖab tisa, waẖu kuyiri: Amin waẖan idin leyehay: Garob tan maskinta ah waẖay kuridey waẖ kabadan waẖay kuwan kuli kuriden sandukhi sadaghada, 44 sababti kuwas kuli waẖay kagariden waẖi kabatey, ilowse tan maskinima dedha ḋaẖdedha waẖay kuridey waẖay haysatey oḋan, tan iyo risighedha oḋan. |
Published by the British and Foreign Bible Society 1915-29
British & Foreign Bible Society