Markos 3:6 - Kitaabka Quduuska Ah6 Markaasaa Farrisiintu baxeen, oo markiiba waxay kala tashadeen Herodosiintii si ay u dilaan isaga. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH6 Markaasaa Farrisiintu baxeen, oo markiiba waxay kala tashadeen Herodosiintii si ay u dilaan isaga. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)6 Markiba way beẖen farisayalka oykulashauren dadki Herode sidey uḋumiyan. See the chapterEreyga Illaahey Axdiga Cusub6 Markaas ayey Farrisiintii tageen oo la qorsheeyeen dadkii boqor Herodos raacsanaa sidii ey Ciise u dili lahaayeen. See the chapter |