Markos 15:41 - Kitaabka Quduuska Ah41 oo ah kuwa xataa intuu Galili joogay raaci jiray oo u adeegi jiray, iyo qaar kale oo badan oo Yeruusaalem u sii raacay. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH41 oo ah kuwa xataa intuu Galili joogay raaci jiray oo u adeegi jiray, iyo qaar kale oo badan oo Yeruusaalem u sii raacay. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)41 wa kuwi rae̱n, kolku jogey Galilaya ouadegi jiren, iyo kuwakale obadan, olafulen tan iyo Yerusalem. See the chapterEreyga Illaahey Axdiga Cusub41 Maalmihii uu Ciise Galili joogay ayey dumarkan u adeegi jireen. Qaar kale oo Yeruusaalem u soo raacayna halkaas ayey joogeen. See the chapter |