Markos 14:53 - Kitaabka Quduuska Ah53 Ciisena waxay u geeyeen wadaadkii sare, waxaana u soo ururay wadaaddadii sare iyo waayeelladii iyo culimmadii. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH53 Ciisena waxay u geeyeen wadaadkii sare, waxaana u soo ururay wadaaddadii sare iyo waayeelladii iyo culimadii. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)53 Waẖay uwaden Yesu wadadki weyna, way usoaruren wadadahi waweyna iyo dugheyda iyo kuwi fartayaghan kuli. See the chapterEreyga Illaahey Axdiga Cusub53 Ciise waxaa loo geeyay wadaadka sare. Kadib gudoomiyayaashii wadaaddada, odayaashii, macalimiintii sharciga oo dhan ayaa isku yimaaday. See the chapter |