Online Bible

- Advertisements -




Markos 1:32 - Kitaabka Quduuska Ah

32 Makhribkii goortay qorraxdii dhacday, waxay u keeneen kuwa buka oo dhan iyo kuwa jinniyo qaba.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

32 Makhribkii goortay qorraxdii dhacday, waxay u keeneen kuwa buka oo dhan iyo kuwa jinniyo qaba.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

32 Kolkey eheyd makhrib oghoraẖda ḋa̱dey, waẖay ukenen kuwi jiranayen oḋan iyo kuwi jiniya ghaben.

See the chapter Copy

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

32 Qoraxdi markey dhacday, dadkii ayaa Ciise u keenay kuwii xanuusanaa oo dhan iyo kuwii kale ee ruuxyada wasakhda leh qabay.

See the chapter Copy




Markos 1:32

Follow us:

Advertisements


Advertisements