Luukos 7:2 - Kitaabka Quduuska Ah2 Boqol-u-taliye addoonkiisii uu jeclaa ayaa bukay oo dhimashuu u dhowaa. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH2 Boqol-u-taliye addoonkiisii uu jeclaa ayaa bukay oo dhimashuu u dhowaa. See the chapterEreyga Illaahey Axdiga Cusub2 Waqtigaas waxaa dhacday in nin adoon u ahaa boqol u taliye uu aad u xanuusaday oo xitaa dhiman gaaray. Boqol u taliyihii aad ayuu u jeclaa ninkan shaqaalahiisi ah. See the chapter |