Markos 9:26 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)26 Wu ghayliyey ad bu uḋifḋiftey, oskabeẖey, wilkina waẖu noghdey sidi meyd, tan iyo badi waẖay ḋehen: See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH26 Jinnigii intuu qayliyey, aad buu u gilgilay, kolkaasuu ka soo baxay. Markaasuu wiilku noqday sidii mid dhintay oo kale, sidaa darteeda dad badan baa yidhi, Waa dhintay. See the chapterEreyga Illaahey Axdiga Cusub26 Ruuxii wasakhda lahaa intuu qayliyay oo wiilkii aad u ruxay ayuu ka baxay. Wiilkii wuxuu u ekaaday mayd oo kale, oo qof walbana wuxuu dhahayay, “Wuu dhintay.” See the chapterKitaabka Quduuska Ah26 Jinnigii intuu qayliyey, aad buu u gilgilay, kolkaasuu ka soo baxay. Markaasuu wiilku noqday sidii mid dhintay oo kale, sidaa darteeda dad badan baa yidhi, Waa dhintay. See the chapter |