Markos 9:11 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)11 Way warsaden, waẖay ḋehen: Kuwi fartayaghan maẖay ḋahan: Wa shardu Eliya horta imado. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH11 Markaasay waxay weyddiiyeen oo ku yidhaahdeen, Culimadu maxay u yidhaahdaan, Eliyaas waa inuu horta yimaado? See the chapterEreyga Illaahey Axdiga Cusub11 Xertii ayaa Ciise weydiiyeen, “Macalimiinta sharciga Muuse maxey u yiraahdaan Eliyaas waa inuu Masiixa kasoo hormaraa?” See the chapterKitaabka Quduuska Ah11 Markaasay waxay weyddiiyeen oo ku yidhaahdeen, Culimmadu maxay u yidhaahdaan, Eliyaas waa inuu horta yimaado? See the chapter |