Markos 8:4 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)4 Way ujawaben asaẖab tisa: Intebu kakaraya ghof inu kaḋerjio kuwan kibsa gelgesha tan? See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH4 Kolkaasaa xertiisii u jawaabtay, oo waxay ku yidhaahdeen, Meeshan cidlada ah xaggee looga heli karaa kibis dadkanu ka dhergaan? See the chapterEreyga Illaahey Axdiga Cusub4 Xertii ayaa ugu jawaabeen, “Meeshan cidlada ah xaggeen ka keennaa cunto iyaga ku filan.” See the chapterKitaabka Quduuska Ah4 Kolkaasaa xertiisii u jawaabtay, oo waxay ku yidhaahdeen, Meeshan cidlada ah xaggee looga heli karaa kibis dadkanu ka dhergaan? See the chapter |