Online Bible

- Advertisements -




Markos 8:12 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

12 Way a̱lolẖumatey naftisa, waẖu kuhadley: Maẖu udonaya fir kan inshar? Amin waẖan idin leyahay: Lamasinayo inshar fir kan.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

12 Intuu ruuxiisa ka taahay ayuu yidhi, Qarnigan muxuu calaamo u doondoonayaa? Runtii waxaan idinku leeyahay, Qarnigan calaamo lama siin doono.

See the chapter Copy

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

12 Ciise si qoto dheer uga taahay ruuxiisi oo yiri, “Dadka qoomkan maxey calaamad u doonayaan? Runtii waxaan idin ku leeyahay, ma laha calaamad la idiin siin doona.”

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

12 Intuu ruuxiisa ka taahay ayuu yidhi, Qarnigan muxuu calaamo u doondoonayaa? Runtii waxaan idinku leeyahay, Qarnigan calaamo lama siin doono.

See the chapter Copy




Markos 8:12

Follow us:

Advertisements


Advertisements