Markos 7:9 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)9 Waẖu kuyiri: H̱aghigha waẖad didan amarki Ilahey ad ghabsatane amarya dina. Sababti Muse waẖu yiri: See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH9 Markaasuu ku yidhi, Qaynuunkii Ilaah aad baad u diiddaan inaad xeerkiinna xajisaan. See the chapterEreyga Illaahey Axdiga Cusub9 Hadalkii ayuu sii watay, “Waxaad iska dheggo tirteen amarrada Illaahey si aad dhaqankiina u ilaalisaan! See the chapterKitaabka Quduuska Ah9 Markaasuu ku yidhi, Qaynuunkii Ilaah aad baad u diiddaan inaad xeerkiinna xajisaan. See the chapter |