Markos 7:34 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)34 waẖu firiyey kor i̱rka, wa a̱lolẖumadey, waẖu kuyiri: Effatha, ma̱na hedha feydan. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH34 Markaasuu cirka kor u eegay, wuuna taahay oo ku yidhi, Efata, waxa weeye, Furan. See the chapterEreyga Illaahey Axdiga Cusub34 Markaas ayuu samada fiiriyay oo ninkii ku yiri, “Efata,” taas oo macnaheedu tahay, “Furan!” See the chapterKitaabka Quduuska Ah34 Markaasuu cirka kor u eegay, wuuna taahay oo ku yidhi, Efata, waxa weeye, Furan. See the chapter |