Markos 2:2 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)2 Markiba dad badan ba arurey tan iyo wasaa̱ irida hortedha mana deghin, waẖu uwa̱diyey hadalka. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH2 Markaasaa waxaa is-urursaday dad badan, sidaa daraaddeed meel ay joogsadaan ayay ka waayeen xataa albaabka hortiisii, oo iyaga ayuu ereygii kula hadlay. See the chapterEreyga Illaahey Axdiga Cusub2 Markaas ayaa dad badan isku soo urureen oo meel la kala istaago ayaa la waayay xitaa albaabka hortiisa, oo wuxuu iyagii ku wacdiyay ereyga. See the chapterKitaabka Quduuska Ah2 Markaasaa waxaa is-urursaday dad badan, sidaa daraaddeed meel ay joogsadaan ayay ka waayeen xataa albaabka hortiisii, oo iyaga ayuu ereygii kula hadlay. See the chapter |