Markos 15:3 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)3 Wadadahi waweyna waẖ badan bey kuashtakeyen, asagana ma jawabin. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH3 Markaasaa wadaaddadii sare wax badan ku ashtakeeyeen. See the chapterEreyga Illaahey Axdiga Cusub3 Gudoomiyayaashii wadaaddada waxyaalo badan ayey Ciise kusoo eedeeyeen. See the chapterKitaabka Quduuska Ah3 Markaasaa wadaaddadii sare wax badan ku ashtakeeyeen. See the chapter |