Markos 15:16 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)16 Askartina waẖay uwaden Yesu gosada ḋaẖdedha meshi ẖukunka, waẖay isuguyeren askarti oḋan. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH16 Markaasaa askartii isaga geeyeen barxaddii dhexdeeda, taasoo la odhan jiray Baraytoriyon, waxayna isugu yeedheen askartii oo dhan. See the chapterEreyga Illaahey Axdiga Cusub16 Askartiina waxey Ciise u kaxeeyeen xaruunta gudoomiyaha, waxeyna iskugu yeereen askartii kale oo dhan. See the chapterKitaabka Quduuska Ah16 Markaasaa askartii isaga geeyeen barxaddii dhexdeeda, taasoo la odhan jiray Baraytoriyon, waxayna isugu yeedheen askartii oo dhan. See the chapter |