Markos 15:12 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)12 Pilato wa jawabey mar kale, waẖu kuyiri: Maẖad rabtan hade inan kusubiyo kan, ad kushegeysan suldanki Yahud? See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH12 Bilaatos baa mar kale u jawaabay oo ku yidhi, Haddaba maxaad doonaysaan inaan ku sameeyo kan aad ugu yeedhaan Boqorka Yuhuudda? See the chapterEreyga Illaahey Axdiga Cusub12 Markaas ayaa Bilaatos iyaga ku yiri, “Balse maxaan ku sameeyaa kan aad dhahdaan waa boqorka Yuhuudda?” See the chapterKitaabka Quduuska Ah12 Bilaatos baa mar kale u jawaabay oo ku yidhi, Haddaba maxaad doonaysaan inaan ku sameeyo kan aad ugu yeedhaan Boqorka Yuhuudda? See the chapter |