Markos 14:40 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)40 Wa sonoghdey hadana, waẖu arkey ayako hurdan, sababti inḋa hodha way u̱slayen, manaayan oghonin waẖay ujawaben. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH40 Mar kale ayuu yimid oo arkay iyagoo hurda, waayo, indhahoodu lulmay la cuslaayeen, ma ayna garan waxay ugu jawaabaan. See the chapterEreyga Illaahey Axdiga Cusub40 Markii uu mar labaad soo laabtay ayuu haddana u yimid iyagoo hurda, waayo hurdada oo ka badatay darteed ma soo jeedi karin oo waxey yiraahdaanna ma eysan garaneyn. See the chapterKitaabka Quduuska Ah40 Mar kale ayuu yimid oo arkay iyagoo hurda, waayo, indhahoodu lulmay la cuslaayeen, ma ayna garan waxay ugu jawaabaan. See the chapter |