Online Bible

- Advertisements -

Markos 12:18 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

18 Waẖa uimaden sadukayal, kuwa ḋahan majirto ghiyama, way warsaden, waẖay ḋehen:

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

18 Markaasaa waxaa u yimid Sadukiin kuwii odhan jiray, Sarakicidda kuwii dhintay ma jirto. Oo waxay weyddiiyeen oo ku yidhaahdeen,

See the chapter Copy

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

18 Sadukiinta oo aan aaminsaneyn sarakicidda dhimashada ayaa Ciise u yimid.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

18 Markaasaa waxaa u yimid Sadukiin kuwii odhan jiray, Sarakicidda kuwii dhintay ma jirto. Oo waxay weyddiiyeen oo ku yidhaahdeen,

See the chapter Copy

Markos 12:18

Follow us:

Advertisements

Advertisements