Online Bible

- Advertisements -

Markos 10:24 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

24 Asaẖabti way kuyaben hadal kisa. Yesu wa jawabey, hadana waẖu kuyiri: Ilmayohow, sidey uadag tahay, kuwi kutirsada malka iney galan suldanimadi Ilahey!

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

24 Xertiisii hadalladiisii bay ka yaabeen. Laakiin Ciise mar kaluu u jawaabay oo ku yidhi, Ilma yahow, siday ugu adag tahay kuwa maalka isku halleeya inay boqortooyada Ilaah galaan!

See the chapter Copy

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

24 Xertii ayaa ka yaabay hadaladiisa. Markaas ayaa Ciise haddana yiri, “Caruurteydiyow aad ayey u adagtahay in boqortooyada Illaahey la galo!

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

24 Xertiisii hadalladiisii bay ka yaabeen. Laakiin Ciise mar kaluu u jawaabay oo ku yidhi, Ilma yahow, siday ugu adag tahay kuwa maalka isku halleeya inay boqortooyada Ilaah galaan!

See the chapter Copy

Markos 10:24

Follow us:

Advertisements

Advertisements