Markos 1:5 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)5 Waẖay ukae̱n asaga dadki dalki yahud kuli iyo kuwi Yerusalem oḋan, waẖa lugubatisey kuli wobi Yordan, oyghirten dembi godha. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH5 Markaasaa waxaa u soo baxay dadkii Yahuudiya oo dhan iyo kuwii Yeruusaalem oo dhan, oo kulligoodna Webi Urdun ayuu ku baabtiisay, iyagoo dembiyadooda qiranaya. See the chapterEreyga Illaahey Axdiga Cusub5 Markaas ayaa dad badan ka yimaadeen Yuhuudiya iyo Yeruusaalem si ey u dhageystaan Yooxanaa. Dembiyadooda markey qirtaanna wuxuu ku baabtiisayay webi Urdun. See the chapterKitaabka Quduuska Ah5 Markaasaa waxaa u soo baxay dadkii Yahuudiya oo dhan iyo kuwii Yeruusaalem oo dhan, oo kulligoodna Webi Urdun ayuu ku baabtiisay, iyagoo dembiyadooda qiranaya. See the chapter |