Yacquub 4:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub3 Xitaa markaad duceysaneysaan, baryadiina lama aqbalo, maxaa yeelay, waxaad u duceysataan ujeedo qaldan oo waxaad rabtaan waxyaalaha damacyadiina ka farxiya. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH3 Waad weyddiisataan, mana heshaan, waayo, si xun baad u weyddiisataan inaad ku bixisaan damacyadiinna aawadood. See the chapterKitaabka Quduuska Ah3 Waad weyddiisataan, mana heshaan, waayo, si xun baad u weyddiisataan inaad ku bixisaan damacyadiinna aawadood. See the chapter |