Yacquub 4:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub2 Waxaad dooneysaan wax eydan haysanin, oo waxaad sameyn doontaan wax kasta si aad u heshaan. Waxaad ka maseyrsantihiin waxa dadka kale haystaan, mana heli kartaan, sidaa darteed waxaad bilowdaan dagaal si aad uga soo qaadataan. Ma haysataan waxaad rabtaan waayo Illaahey ma eydan weydiisan. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH2 Waad damacdaan, mana lihidin; waad dishaan, waadna xaasiddaan, mana heli kartaan; waad dirirtaan, waadna dagaallantaan, mana lihidin, waayo, ma aad weyddiisataan. See the chapterKitaabka Quduuska Ah2 Waad damacdaan, mana lihidin; waad dishaan, waadna xaasiddaan, mana heli kartaan; waad dirirtaan, waadna dagaallantaan, mana lihidin, waayo, ma aad weyddiisataan. See the chapter |