Online Bible

- Advertisements -




Yacquub 3:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

2 Dhamaanteen waxaan sameynaa waxyaalo badan oo khaldan. Laakiin haddii aad carrabkaaga xakameyn karto, waad kortay oo jirkaaga oo dhanna waad maamuli kartaa.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

2 Waayo, dhammaanteen wax badan baynu ku gafnaa. Haddii nin ku gafi waayo hadalka, kaasu waa nin kaamil ah, wuuna xakamayn karaa jidhka oo dhan.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

2 Waayo, dhammaanteen wax badan baynu ku gafnaa. Haddii nin ku gafi waayo hadalka, kaasu waa nin kaamil ah, wuuna xakamayn karaa jidhka oo dhan.

See the chapter Copy




Yacquub 3:2

Follow us:

Advertisements


Advertisements