Online Bible

- Advertisements -

Tiitos 3:8 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

8 Tani waa fariin run ah, waxaana rabaa inaad ku adkeysataan waxbaridan si kuwa walboo aamina Illaahey ey isku xil saaraan iney sameeyaan waxa wanaagsan. Waxbaridan waa mid wanaagsan oo faa’iido u ah qof walba.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

8 Hadalkanu waa run, oo xagga waxyaalahan waxaan doonayaa inaad ku adkaysatid in kuwa Ilaah rumaysanu ay digtoonaadaan inay shuqullo wanaagsan ku dadaalaan. Waxyaalahanu way wanaagsan yihiin, dadkana wax bay u taraan.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

Tiitos 3:8

Follow us:

Advertisements

Advertisements