Online Bible

- Advertisements -

Tiitos 3:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

5 wuu na badbaadiyay, mana aha waxyaalaha xaqa ah aan sameynay darteed, laakiin waa naxariistiisa darteed. Wuxuu naga dhaqay dembiyadeena, oo wuxuu na siiyay dhalasho iyo nolol cusub isaga oo u maraya Ruuxa Quduuska ah.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

5 ayuu ina badbaadiyey. Inaguma uu badbaadin shuqullada xaqnimada oo aynu samaynay, laakiinse naxariistiisa aawadeed wuxuu inagu badbaadiyey nadiifinta dhalashadii labaad iyo cusboonaysiinta Ruuxa Quduuska ah,

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

Tiitos 3:5

Follow us:

Advertisements

Advertisements