Tiitos 3:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub2 Waa in eysan wax xun dadka ka sheegin, waa iney ahaadaan kuwa nabad ah oo una naxariistaan qof walba, mar walbana waa iney ahaadaan kuwa dadka oo dhan u roon. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH2 oo ayan ninna caayin oo noqon kuwa ilaaq badan, laakiinse dadka oo dhan roonaan iyo qaboobaan ha tuseen. See the chapterKitaabka Quduuska Ah2 oo ayan ninna caayin oo noqon kuwa ilaaq badan, laakiinse dadka oo dhan roonaan iyo qaboobaan ha tuseen. See the chapter |